Hurmadow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro. 2. Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurmadow ↴
hormadow |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

