Hursan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la huriyey ahaansho (dab).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hursan

dhagax-cas | hundhursan | hundhursanaan | hundhursanaansho | hursanaan | hursanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg