Huruushoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huruushoo

huruushood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg