Huuq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huuq ↴
bashuuqsad | bashuuqsasho | bashuuqsi | bashuuqso | daardhuuq | dhuuq | dhuuqid | dhuuqis | dhuuqsad | dhuuqsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg