Huur-beeg
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (huurka la isu eegayo hawada inta ku jirta uumi biyood iyo inta ay qaadi karto) gibilka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huur-beeg ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

