Huyun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(huyun/-nno, m.dh) Geed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qoryihiisa weelasha siddo looga sameeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huyun


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg