Ibamar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo. ibamaryo

Ibamar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Hal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee. ibamaryee

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibamar

ibamarad | ibamaran | ibamarasho | ibamarid | ibamarnaan | ibamarnaansho | ibamaro | ibamaryee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg