Ictikaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.

Ictikaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cibaado awgeed masaajid ku raagid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ictikaaf

ictikaafid | ictikaafsan | ictikaafsanaan | ictikaafsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg