If

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Kaah walxaha uu hayo suurta geliya in ay ishu aragto. 2. Adduunyo.


If

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Kaah indhuhu wax ka arki karaan bixin.



ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg