Ifraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

(baay.) Koridda organno ka mid ah geedka ay koraan iyagoo u jawaabayo ilayska. Xiddo haweedyadu waxay sida badan u koraan dhinaca ilayska iyada oo xididdo haweedyaduna ay u baxaan dhinaca ku liddiga ah ilayska.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ifraac


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg