Igtishaaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Soo saaridda wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon.


Igtishaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax cusub oo aan hore loo arag ama loo aqoon soo saarid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga igtishaaf

igtishaafid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg