Iibso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Bedeeco lacag ku beddelesho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iibso

cirbadhiibso | ciridhiibso | dhiibso | dhiidhiibso | diibso | iibsasho | mahiibso | mihiibso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg