Iidaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
Iidaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iidaan ↴
yaabis | yaanyo | afuuf | dhoqro | dufan | garcadde | iidaaman | iidaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg