Iillan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax in yar la weeciyey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iillan

ciillan | ciillanaad | ciillanaan | ciillanaansho | iillanaan | iillanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg