Iimaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Rumeysnaanta jiritaanka Ilaah, nabiyada, kutubta, malaa'igta iyo qiyaamaha. 2. Qanaaco. 3. (-nno, m.dh) Ugaas, Islaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iimaan ↴
barakayso | iimaandarro | iimaansad | iimaansasho | iimaansi | iimaanso | iimaanxumo | iimaanyoog | qudduuc |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg