Iimee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Wax iin u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iimee ↴
xajiimee | biimee | casiimee | ceshiimee | iimayn | itaal iftiimeed | qiimee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg