Ijaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld ijaar¹.
Ijaaro
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Guri, baabuur iwm ijaar ka qaadasho ka baxsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ijaaro ↴
ijaar | ijaarasho | tijaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg