Ikaynoodeermaata

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(baay.) Faylam wanqaran gacaneed laf dhabarla' ah oo had iyo jeer leh shan fallaadhood oo unugyo badanley ah, kuna nolol degaan badeed. Tusaale ah: kalluun xiddigeed. Faylamkani ma laha madax iyo habdhis dareenwade.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ikaynoodeermaata


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg