Ikhtiyaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ikhtiyaar

istikhyaar | khiyaar | khushi | maxbuus |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg