Ilaalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilaalo

cawameer | korjoog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg