Ilaysraac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Fal gaar ah oo ay dhirta qaarkeed samayso marka ilays ku dhaco. 2. I. ah: waxyaabaha ilaysku soo jiito.
Ilaysraac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Ilays aadid (wax).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilaysraac ↴
ilaysraacid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

