Ilbaxnimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Ilbax ahaansho. 2. Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbaxnimo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg