Ilgaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno. 2. (bot.) Miraha ilgaalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilgaal ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

