Ilikuwareertay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xarriiqda soo koobta aragga ama la moodo in dhulka iyo cifku iska qabtaan. ld ilkuwareerto, ilwareerto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilikuwareertay

ilkuwareerto | ilwareerto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg