Iljebi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Hal mar il isku qabasho. 2. U i.: qof isha ugu baaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iljebi

iljebin | iljebis | ilmarooji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg