Illowsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga illowsan

illowsanaan | illowsanaansho | liqsan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg