Ilma-habreed

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Laba haween oo wada dheshay ilmahooda waxa ay isuyihiin. ld ilma-aayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilma-habreed

ilma-aayo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg