Ilwalliije
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-jayaal, m.l/dh)Qof labadiisa indhood aysan isku meel hal mar wada eegi karin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilwalliije ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

