ilxaax
(m.l)

1. Lumidda rabitaanka wax loo qabay marka ay indhuhu ka bataan araggooda. 2. Baryo aad u badan.

ilxaax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

1. Wax indhaha ka batay rabiddii loo qabay lumid. 2. Wax si aad ah u baryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilxaax

ilxaaxid [m.f.dh]
eeg ilxaax².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg