Ilxaydh

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

(c.nafl.) Lakabka sare ee adag ee isha lafdhabarleyda. Isha xaggeeda hore, ilxaydhu waxay isu beddeshaa koorniya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilxaydh

koorniya |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg