Ilxoolaadi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax baylah ka ilaalin iyada oo aan muhimad dheerraad ah la siinayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilxoolaadi

ilxoolaadin | ilxoolaadis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg