Ilyar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nooc gambada ka mid ah oo leh ilo badan oo yaryar. 2. Nooc shabaagta lagu jillaabto ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilyar ↴
ilyaro |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

