Imbaryoolaji

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Barashada kori-taanka xayawaanka marka laga soo bilaabo ukun bacrisan ilaa iyo uu ka noqdo noole qaangaadh ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imbaryoolaji


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg