Imbiryaaliyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Siyaasad dawlad weyni ku dhaqanto oo dawladaha yar yar ku khasbaya in ay danaheeda fuliyaan. ld imberyaaliyad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga imbiryaaliyad

imberyaaliyad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg