Indhacaddee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)1. Sakaraadid. 2. Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhacaddee ↴
indhacaddayn |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

