Indhacaseeye
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhacaseeye ↴
cagaarshow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

