indhacurdoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax si fican wax u arka ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhacurdoon

indhacurdoonaan [m.f.dh]
eeg indhacurdoon. ld indhacurdoonaansho.

indhacurdoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld indhacur-doonaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg