indhadduuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax indhaha loo duubay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhadduuban ↴
indhadduubnaan [m.f.dh]
eeg indhadduuban. ld indhadduubnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg