indhafiiqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax meel dheer wax ka arka ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhafiiqan

indhafiiqnaan [m.f.dh]
eeg indhafiiqan. ld indhafiiqnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg