indhafuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Wax feejigan ahaansho. 2. Wax meel shaqo iwm aad u kala yaqaan ahaansho. 3. Wax aan loo jeedin wax arka ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhafuran

indhafurnaan [m.f.dh]
eeg indhafuran. ld indhafurnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg