Indhakuul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.


Indhakuul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhakuul

indhakuulad | indhakuulan | indhakuulasho | indhakuulid | indhakuulnaan | indhakuulnaansho | indhakuulo | kuulan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg