Indhasaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Wax indhaha lagu xiro si aysan wax u arag. 2. Sixir.

Indhasaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Indhaha wax ku xirid si aan wax loo arag. 2. Dareenka aragtida cid ka sixrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhasaab

indhasaabad | indhasaaban | indhasaabasho | indhasaabid | indhasaabnaan | indhasaabnaansho | indhasaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg