indhasarcaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid indhasarcaad ku samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhasarcaadi ↴
indhasarcaadid [m.f.dh]
eeg indhasarcaad².
indhasarcaadin [m.f.dh]
eeg indhasarcaadi. ld indhasarcaadis.
indhasarcaadis [m.l]
ld indhasarcaadin.
qalinshubato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad sixirka yaqaan oo intay dadka indhasarcaadiyaan wax ka qaata.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg