Indhashareero
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. We-jiga wax qariya saarasho. 2. Indhasharo samaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhashareero ↴
indhashareerad | indhashareerasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg