indhawiriq
(m.l)

Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayo.

indhawiriq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Iftiin xoog badan oo indhaha ku dhacay awgii wax la arki waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh indhawiriq

indhawirqid [m.f.dh]
eeg indhawiriq².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg