Indheergarad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-do, m.dh)

1. Qof caqli badan leh. 2. Qof cilmi meel sare ka gaaray.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indheergarad

indheergaradnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg