Indifiiduwalism
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bul.) Aragti bulshadeed oo tixgelinaysa ficil madax-banaan ama ra'yi xornimo buuxda ee shakhsiyo gar ahaaneed, oo ka soo horjeedda aragtida tixgelinaysa tan dawladda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indifiiduwalism ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

