Innaga

Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lala hadlayo ama wax loo qorayo. ld inna².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga innaga

dayaan | inna |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg