inqaas
(m.dh) (-syo, m.dh)

ld anqaas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh inqaas

anqaas [m.dh]
Hoore madow oo ka samaysan dhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqan oo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan. ld inqaas.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg