inqilaab
(m.l) (-byo, m.dh)Hab aan sharci ahayn oo dawlad dhisan lagu beddelo; afgembi.
inqilaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Dawlad dhisan si aan sharci ahayn ku beddelid; afgembin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh inqilaab ↴
afgembi [m.l]
1. Hab aan sharci ahayn oo dowlad dhisan lagu beddelo; inqilaab. 2. Hoosmaridda, wax afkooda sare uu hoos maro. 3. ld afgembiyid.
inqilaabid [m.f.dh]
eeg inqilaab².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg